Sign in to follow this  
Deeq A.

In ka badan 130 ruux oo Canada ugu dhintay kulayl ba’an

Recommended Posts

Deeq A.   

In ka badan 130 qof ayaa todobaadkan kulayl ba’an ugu dhintay galbeedka waddanka Canada, sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta dowladda.

Warbaahinta ayaa sheegtay in dadka kulaylka u geeriyooday badankoodu ahay ahaayeen waayeel da’ ah, islamarkaana xamili waayay heer-kulka oo gaaray  49.5 degrees Celsius.

Sido kale, magaalooyin Portland Oregon, Seattle iyo Washington ee dalka Maraykanka, waxaaa saameeyay kulayl aad u daran oo gaaraya 42C ilaa 46C.

Heer-kulkan ayaa lagu tilmaamay kii ugu darnaa ee dunida laga diiwaan-geliyay tan iyo sannadkii 1940.

PUNTLAND POST

The post In ka badan 130 ruux oo Canada ugu dhintay kulayl ba’an appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this