Deeq A. Posted June 29, 2021 Madasha Wadatashiga Qaran ayaa soo sooray jadwal doorashada oo dhameystiran. 1. Tababarka iyo guddoonka guddiyada doorashada: 30 Jun ilaa 5 July 2. Diyaarinta goobaha doorashooyinka: 23 July 3. Doorashada Aqalka Sare: 25 July. 4. Soo xulista iyo diyaarinta ergada doorashada: 15 July ilaa 10 August5. Doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka: 10 August ilaa 10 September 6. Dhaarinta xildhibaanada iyo doorashada guddoonka labada aqal: 20 September. 7. Doorashada madaxweynaha: 10 October. PUNTLAND POST The post Jadwalka doorashada Soomaaliya oo la soo saaray appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites