Sign in to follow this  
Deeq A.

“Ujeedka Muuse Biixi Ka Leeyahay Furista Asxaabtu Waa….” Boqor Buurmadow

Recommended Posts

Deeq A.   

Alloow alle

Shaxdaan degayba maad garan oo way kaashisheysaa. Waxaan aad ulayaabay siyaasiyiinta durbaanka utumaaya   furista  axsaabta

Waxabadan oo aan siisheegay hortiina ayay

Yimaadeen hadaan idiin iftiimiyo

Ujeedada muuse biixi kaleeyahay furista axsaabta hadii aad kufarxaysaan iyo hadii kaleba

Wuxuu uga danleeyahay marka wakhtigii

Doorashada maalmo yari inaka xigaan

Inuu yidhaahdo liisankii xisbiyadu

Wuu dhacay doorashana sidaan

Laguma geli karo doorasho haynoo danbayso

Ee xisbiyada halafuro     hadii aan arintaa laga gaashaaman  soomaaliland waxay kudhici doontaa god madow  waxaan ka cabsi qabaa

Inay horseedo dhamaadkii jiritaankii soomaaliland  waa sabata xukuumadu

Udoonayso inuu qabto hogaanka  baarlamaanka  cid kushaqayn karta

Fulunta amarada. Madaxtooyada

Cid waliba way usacaba tumilahayd

Haday xaajadu kaduwantahay

Sidaan kasoo  sheekeeyey

  Waxaa inalagudboon  feejignaan

Inlaga yeesho mudokordhin loogu gabado furis xisbiyo

W/Q Boqor Buurmadow

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this