Sign in to follow this  
Deeq A.

“Ciidanka cududda Tigray waxay jabiyeen laf-dhabartii ciidanka Abiy Ahmed…” Afhayeenka TPLF

Recommended Posts

Deeq A.   

Afhayeenka TPLF Getagew Reda ayaa farriintan ku Baahiyay Twitter.

“Ciidanka cududda Tigray waxay jabiyeen laf-dhabartii ciidanka Abiy Ahmed, Iyada oo cutubyadii ​​ugu waaweynaa gebi ahaanba la baabi’iyay oo la haysto Abiy siyaasad ahaan iyo diblomaasiyad ahaanba waanu ku jabinay dagaalka”

Farriintan kadib, dawladda Ethiopia ayaa khadka Internet ka jartay gobolka Tigrayga.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this