Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne-xigeenka S/land oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisal-wasaarihii hore ee Dalka Guinea Bissau

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Guinea Bissau Baciro Dja oo booqasho ku jooga Jamhuuriyadda Somaliland.
Waxaana kulankaasi madaxweyne ku xigeenka ku wehelinaayey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bille, halka dhinaca weftigana ay ku wehelinayeen xubnihii uu hoggaaminayey Ra’iisal wasaaruhu.
207836215_4035404046573418_6905299617973
208022004_4035403883240101_3247788126738

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this