Sign in to follow this  
Deeq A.

Itoobiya oo sheegtay inay qabteen mid kamida Hogaamiyayaasha Tigrey

Recommended Posts

Deeq A.   

Getachew K Reda oo kamid ahaa lataliyayaasha sarsare ee Madaxweynihii Tigreyga ayaa lagusoo waramayaa in la qabtay shalay oo sabti ahayd.

Hadal lagasoo xigtay Xafiiska Raysal wasaaraha ayaa lagu sheegey in la qabtay Getachew K Reda oo mudo lagu taad joogay.

Ciidamada Dowlada Itoobiya ayaa Mudadii u dambaysay waxay ugaarsanay een Siyaasiyiinta Tigreyga.

Puntlandi.com Muqdisho

ABE5B0B0-8C22-459F-91A5-C50CA2649994.jpe

The post Itoobiya oo sheegtay inay qabteen mid kamida Hogaamiyayaasha Tigrey appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this