Sign in to follow this  
Deeq A.

Bari: Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo qarax lala eegtay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday gaadiid kolonyo ah oo ay wateen wasiiro iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Puntland.

Mas’uuliyiinta oo ka ambabaxay degmada Iskushuban ee Gobolka Bari kuna sii jeeday degaanka Balli-dhaddin ayaa la kulmay qarax jidka loo geliyay kaas oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacleh.

Hal askari ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhintay Qaraxaas waxaana ku dhaawacmay saddex kale inkastoo aan weli faahfaahin sugan laga helin khasaaraha.

Faahfaahinta kala soco Puntlandpost

The post Bari: Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo qarax lala eegtay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this