Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha degaanka cusub ee degmada Jarriiban oo maanta la shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland ayaa maanta oo Jimce ah shaacisay liiska golaha degaanka cusub ee degmada Jarriiban oo ka tirsan gobolka Mudug.

Wasaaradda ayaa soo bandhigtay liiska oo ka kooban 21 xubnood kuwaas ay soo xuleen odayaasha dhaqanka degmada Jarriiban.

Xubnaha cusub ee golaha degaanka Jarriiban ayaa la filaya in ay saacadaha soo socda doortaan guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka degmadaas.

one-1.jpg?resize=784%2C960&ssl=1 Two.jpg?resize=918%2C732&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Golaha degaanka cusub ee degmada Jarriiban oo maanta la shaaciyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this