Sign in to follow this  
Deeq A.

Aniga iyo Faysal waa la arki kaayaga xisbiga laga eryo……Siyaasi Ramaax 

Recommended Posts

Deeq A.   

Aniga iyo Faysal waa la arki kaayaga xisbiga laga eryo……Siyaasi Ramaax

Faysal-iyo-Ramaax.jpg?resize=649%2C432&s

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid, ayaa xilkii ka qaaday Xoghayihii Arrimaha gudaha xisbigaasi Maxamud Cali Saleeban Ramax.

Xoghayaha xilka iyo xubinnimada Xisbiga laga eryey, ayaa shalay warbaahinta ka dhaleeceeyey qorshaha isbahaysiga Mucaaridku ku doonayaan Shirguddoonka Golaha Wakiillada, isagoo tilmaamay in aanu Xisbigu isku raacsanayn arrintaasi.

Hase yeeshee, Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta soo saaray qaraar xil ka qaadis ah oo ku socda masuulkaasi.Dhankiisa waxa jawaab ka bixiyey arrintaasi Siyaasi Ramax oo ku tilmaamay mid cayaayir ah oo aan waxba ugu filayn Guddoomiye Faysal.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this