Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Muuse Biixi & Wefti uu hoggaaminayo oo Gaadhay Magaalada Berbera+Ujeedada safarkiisa+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweyne Muuse Biixi & Wefti uu hoggaaminayo oo Gaadhay Magaalada Berbera+Ujeedada safarkiisa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo uga baxay caasimadda Hargeysa, ayaa maanta gaadhay xarunta gobolka Saaxil ee Berbera.
Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee la socda oo safar shaqo halkaas u tegay, ayaa waxa si diirran u soo dhaweeyey madaxda gobolka Saaxil iyo degmada Berbera, siyaasiyiin iyo madax kale.
204816076_4024790660968090_8350512539118
207628050_4024791230968033_2059347366852
202932864_4024791827634640_7262685524473
204414752_4024792520967904_5605116293550
 Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa inuu maalinta berri ee khamiista ah xadhigga ka arii doona wejigii hore ee Mashruuca Balaadhinta Dekedda Berbera.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this