kyz Posted September 5, 2009 Nin Iyo Naagtiis colna mahan hishiisna mahan ? maamaahdaan maxaa kajirah dood furan .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted September 5, 2009 ^^adigu naag maleedahay hadaad leedahayna col miyaad tihiin misa heshiis? Quote Share this post Link to post Share on other sites
kyz Posted September 5, 2009 fu-fu haaa naag waan lahaa balse hada waan kalatagnay qeebtii colka ayaa batay lool barse fikir ahaantayda maahmaadaan waxbaa kajirah Quote Share this post Link to post Share on other sites
wadaagsin Posted September 5, 2009 maah mahdaas waxay ila muuqataa inaysa wax jira ahayn, waxay kamid tahay maah maahyo badan oo somali ah oo hadii aad fiirisid aad arkaysid inay qaldanyihiin. waxaa kamida "somalidu been ma maah maahdo lakin been bay sheegtaa"iyo caado lagooyo carro alle ayay leedahay, bal fiiri caado xun hadii aad ka tagtid caro ilahay miyaa kugu dhacaysa waa kuwaas iyo kuwo lamida midaaan. lakin dhufaysow naagtada maheshiis baa latahay mise neceb baa utahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
kyz Posted September 5, 2009 wadaagsin maahmaah yadaa soqortay iyo taan soqoray aad ayee u kaladuwan yihiin tan waa iska cadahay oo waa maahmaah jirtah.... fikirkaaga waa diidi kartaah loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted September 6, 2009 waaa su'aal adag Quote Share this post Link to post Share on other sites
IsseRiyole Posted September 6, 2009 Fufu bal u Yara kaadi, Maahmaahdo Kama hadleso Nin Iyo Naag isqaba balse waa general,aniga kama jawaabi Kari waayo aniga waan u fiicnahay hablaha mar alla Markey I arkaana qosol Iyo farxad bey la dhacaan haddaadan I rumeysan weydii sister X. Bal halaga jawaabi maahmaahdan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 6, 2009 Originally posted by Fu-Fu: ^^adigu naag maleedahay hadaad leedahayna col miyaad tihiin misa heshiis? Naagaha ma'aha miyaa dad, see loo lahaanaa, shey miyaana? Waa wareey. Sexist waaye afkeena, kaaga sii daranee, dumar mala weydiin karo "nin ma leedahay." Same with guurka, it is always, for dumarka, "ma lagu guursaday." Nin ku dheh ma lagu guursaday. Furitaanka waa saas camal: Heblaayo waala furay, not hebel waala furay. Tan ugu roon la dhahaa, "wey iska furtay..." Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 6, 2009 ^What is your problem adi? LOOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 6, 2009 Maah maahdaan kuligiin wey idinka weyn tahay, as qofaan aqaano would say 'ninkii yaqaan uun baa yaqaan'... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 6, 2009 Originally posted by The Zack: ^What is your problem adi? LOOL Half feminist aan ahay nooh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 6, 2009 wallooysan col iyo heshiis midna u ahayn ,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted September 6, 2009 LOL@JB, Ma dhaaratay ba? Miyay ku soo erdiay caaawa couz? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 6, 2009 waar wuxu dad maaha ,,,,, habeenkiina sariirta gariirka ka baxaya iyo guuxa iyo reenka, cadarka, uunsiga ,,, dhididka ,,,, subixiina iyagoo is caayaya oo alaabta kala gurtay uun baad arkaysaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted September 6, 2009 Tell uncle Poker what is bothering you. Bal anaa maslixiye maanta guriga sii gogol! Quote Share this post Link to post Share on other sites