RedSea Posted December 22, 2009 Masha Allah. Love the mountains and the landscape. Thanks and welcome back. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 22, 2009 Nice Pics DD ,,,,,,,,,,,,,,,,, keep em comin' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted December 22, 2009 DD thanks for the pic baayo.. How come bada ma aadin iyo suuqa dhexdiisa? ciyaalka madaxda camal ayaa laguu ilaalinaaye miyaa looool... iinsha allah I will be in Puntland and Somaliland some time next year.... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted December 22, 2009 ^Next year-kaada maba la gaaro. Ms. D. Got any pics of Baargaal? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted December 22, 2009 lol@baargaal..calaashaan duq gaal eh aa ka casheeyay miyaa lol... Waraa aniga Sland iyo Pland sidii la iigu aadaamaye oo dhoore kaste labadoo sar iyo dad rafaad ka muuqdo ii tusaaye waxaan go aansaday in aan ka war jiriyo dhulkaas oo xoogaa sidii qooleey camal ugu soo riigo... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 22, 2009 qaar baa moodaya Qardho inay bad leedahay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted December 22, 2009 ^^^ waraa adiga qardho dhaaf yaah! aniga lee wax ka sheegi karo qardho.. hadii kale Hargeyso aa lagaa farfareenaa... Qardho man made ocean aa kutaalo ma ogid miyaa JB? Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
chubacka Posted December 22, 2009 the photo of the air plane brings back memories! Thanks for uploading. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas_Bruv Posted December 22, 2009 WELL COME TO BOSASO Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 22, 2009 Waar say "Booso" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted December 22, 2009 Thanks for the amazing pics yaa D&D, sawiro aan caadi ahayn ayeey ahaayeen balse waxaan tabay oo meesha ka maqna kuwii qardho townhallka, marketka, and of course sights and sounds of dadka reer Qardho, qaasatana habalaha reer qardho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted December 22, 2009 Hey Ms DD Fab pictures. But can I just say you proved Burco's point. 70% of the pictures are not of Qardho! Just the afar houses, and some geel and fardho! COME ON show me some pictures of Qardho- you know places to eat, go, cars etc. I want to know what Qardho is, aside from Sayid faan. Wlc back sis, hope you are rested and all. Please start a blog about yout experiences. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted December 22, 2009 Thank you so much for the pics! They really do fill one with a deep longing... Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted December 23, 2009 Baayo DD, Balaaya mesha ka dhacday, dadka oo dhan wexey la lelecanayaan maseyrnimo. allow yaa u sheega in filfisha ka baxda qardho in ey daawo u tahay maseyrnimda Horta reer burco (lead by ibtisaam) waa belaayo, marka waa in filfisha liin dhanaan loogu dora. Reer Xamar (lead by Tuujiye) waa qax iyo qox, marka waa in filfisha moos lala siiya. Reer mudug (lead by che) waxoodu wa indha adeyg marka waa in filfisha indhaha laga geliyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sheherazade Posted December 23, 2009 LoL Sayid. Hey, DD. Looks just like Burco to me. Quote Share this post Link to post Share on other sites