Deeq A. Posted June 19, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa digreeto ku magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guddiga Xalinta Khilaafaadka. PUNTLAND POST The post Rooble oo magacaabay Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites