nuune Posted September 22, 2008 lool, saxiixeeyga since I joined here ayaan watey, waxbana lala qeebsan maayo, my avator and saxiix never change, just like the name, they stay forever and naturaale waaye JB aawey hakuugu yeeree mini-AT&T Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 22, 2008 JB yaa weeye horta? Hilib Cune misee Jac-Jacle ayaa ladhaha JB? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 22, 2008 ka daa dee ninka saas, Jacaylbaro waa Sheikha SOL u qaabilsan umuuraha mutawaatirka ah ee godlada. Waxaan u maleenayaa saaxiibkeen AT&T soonkii baa ka adkaadey Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 22, 2008 godlada????? LOOOOOOOOOL war adigan ma virus ibti ku dhacay miyaa ku hele'ay??? waa taan hore ku iri A&T qunyar socod buu noqday, just in case he gets bombed by these american moderators on sol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 22, 2008 ^^ hada ma waxaad ileedahay erayga godlada garan maayo, godlada waxaa loo isticmaalaa geela, hasha kolkey godlato maadan maqal miyaa wali, niyahow nin geel jiraan kuu heestee waa sidee LOOL@viruskii ibti Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 22, 2008 Warya enuune, waxaad tahay reer magal doonta bada joogta beenta ka sheegah anigu waxaan ahay geel jire lakin waxaad ugu yeerayso 'godlada' ma aqaan. haddii aad ula jeedo markii hashu tahay diyaar in la liso, anigu wax kalaan u aqaan. lakiin anigu waan ogahay inaad adigu tahay godadle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 22, 2008 Waxbaa ka dhacay ,, Ninkan sayid ah magaca nuune ku adkaa ..... wax ay ka tahayba wuu la rafanayaa horta imika. Isn't godadle the name ONLY women use for men ?? Waaban shakiyay markanaa ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 22, 2008 maxaa ka shakiday? Isn't godadle the name ONLY women use for men ?? hence why Ibti dubbed him as such, besides i didn't say it, i just wrote it - there is a difference ya hilib cune Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 23, 2008 Walee waan shakiyay anigu ,,,,,, You say it when talking and you still say it when you're writing sxb. Here we don't speak in SOL but we write to say it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 23, 2008 whatever the weather Quote Share this post Link to post Share on other sites