Buuxo Posted October 13, 2009 ^LooL waxaaga waa isku bixis,never ending. Habeen wacan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 13, 2009 Habeen wacan oo wanaagsan...I hope inaadan salaaxid iyo wax udhow ku riyoon... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted October 13, 2009 War meeshaan maanta maxaa kasoo socdo?...qalbi jabis.net Party aan orkay orodaan ku galay mise waaba koox xukun doona, waa soo gidaaday...Secret society baan arkay, falaagaan mooday xisbiga dhinaca kale kasoo horjeedo, waa soo orday...Waa kanaa, like KK said. Senior Nomads waa loo yaaban yahay maalinka maantaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 13, 2009 Waa isagiiyoo weli muttuxane, KK, Buuxo iyo Indhoos, waxaan soo wadaa Radio SOL (live call in) mardhow. Kana soo geli doona Mawjadaha gaagaabane Shukaansiga iyo xamxamta, iyo Mawjadaha dhaadheeree Guur doonka iyo garoob gaadka. Waxaana ku xigi doona Radion Qudbasiro. KK, dabaqa 12naad baan deganahay waana lagu idil yahay buildingka - riyo maxaa keeneyba? Xittaa islaantii jaadka ayaa iga sarreysa. Carriga waa barwaaqeysan yahay. Qaar badan oo kala jaadjaad ahna waa la is bartey... Isku dul tuur unbaana ku xigi. Lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 13, 2009 Waxaan islahaa meesha Freemasonry SOL chapter ayaa ka jira or least some sort of fetish s*x club. Waa ku soo lug go'nay. Jamaal tani waa xaaal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 13, 2009 Originally posted by Jamaal11: Abwaanka, haa haa. Cumarkii idoolaha ahaa so ma aha? Hada beenaalaad tahay miyaad ii qarineeysaa? lol...Jamaal11 xaasha been ka dheeride, ee waxaan islahaa amaa sidii Cumar marka dambe la dhahaa Jamaal11 wuxuu soo qoro wuu nagu ciyaarayaa oon qofna akhrisan...! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 13, 2009 Originally posted by *Buuxo*: ^Bal no sheeg sheekadaas abwaan. lol...Buuxo...sheekooy sheeko... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 14, 2009 Adeer, Abwaan, waxaan soo qorey markii hore ayaan meesha ka saarey. Saykooloojiyada Siyaasada ayaa waxay u baahan tahay soo jiidasho marka hore... marka xigana Quote Share this post Link to post Share on other sites