Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Degaanka Caynaba oo Doortay Mayor & Mayor-xigeen Kulmiye & Waddani ka soo jeeda

Recommended Posts

Deeq A.   

May be an image of 6 people, including Abdirashid Aideed Yasin and people standing

 Golaha Deegaanka Cusub ee Degmada Caynaba ayaa Maayar u doortay Xasan Yuusuf Aadan oo ka soo baxay xisbiga Kulmiye Halka Maayar-xigeenkiisana loo doortay Cabdixaafid Ibraahin Libaax Salaax oo ka soo baxay xisbiga Waddani

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this