Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada Maayarka & Maayar-xigeenka Boorama oo dib loo dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

Fadhigii u horeeyay ee uu yeelan lahaa Golaha Degaanka Cusub ee Boorama oo ahayd inay saaka oo ah 16kii Bisha Juun fadhiistaan,Islamarkaana Doortaan Maayar & Maayar xigeenkiisa ayaa dib loo dhigay.Weli lama sheegin sababta keliftay ha yeeshee waxaa xoggo Qarannews heshay Tibaxayaan in maalinta Berri la dooran doono Maayarka iyo kuxigeenkiisa

Halkan ka eeg Waqtiga loo mudeeyay kalfadhiga & Doorashada maayarka iyo ku-xigeenkiisa:-

wareegto.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this