Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 21, 2003 Salaan... Kramer??!! Ahahhhahahahah. That guy gacanaa u taagay. The way he usually shakes his hands markuu soo galo irida. Poor man, Jamaal doolarkaas adaa leh. How much pence would it be? 50p? Darn. Jaaw jaaw. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted August 21, 2003 LoL war one dollar won't even buy me a bus ticket. Couldn't you be more generous sxb. Coz waad ogtahay saan u hunguri weynahaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 21, 2003 Salaan... Waraa horta habeenkii makuu sheegay Sophist saan ku dhigay???? Bariiskuu cunaayi intuu sii jeeday aan basbaas ugu duugay nooh, runtii. Maskiinka. Qosol sidaan iskugu celinaayi aaba mar walba musqusha u aadaayi. Xariifkaas intuu laba far bariiskiis ku cunaayi uuba basbaas ka dhargay, ar Ilaahey ha iga cafiyo. Jaaw hee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted August 21, 2003 LooL war ninyahow ameey inkaar kugu dhacdaa... War aniga habeenkaas waxaa iigu qosol badnaa Shaqsii oo rabey inuu Full Monty sameeyo after the meal lololol. ciao sxb ... maanta I broke my online record. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Changed Posted August 21, 2003 Registered: September 27, 2002 it will be a year a month and six days from today..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Iffah Posted August 21, 2003 ^^ Mizz... I can't help but crack up every time I see your new avatar. Doqonta way wareertee maa naga qabatid inteey nagu suuxin! -Remind me when it's Sept.05...I'll be celebrating then. Salaams Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macalin Posted August 21, 2003 geellaada giiryaamo qaadey lol--ar BAX giriyaama geel qaaday intees geehaa?--bad hindi?--lol Me--april aan meeshan dalaq soo dhahay---but november meelahas aan bartay and b4 remember u could write some without being a member? anyways--waaa ku kaa//sanad iyo walax aa lajiro!... biss OU! LOL!@wildy------U sho need to go back to sleep!-crzy woman Quote Share this post Link to post Share on other sites