Deeq A. Posted June 15, 2021 (SLT-Hargeysa)-Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeexoo ayaa saaka ansixisay 17 xubnaha ka ah golaha Deegaanka Degmada Hargeysa. Waxaana la filayaa in fadhigooda u horeeyey oo lagu dooran doono maayarka iyo ku xigeenka cusub uu qabsoomo maalinta khamiista oo ku beegan 17 ka bishan. Source Share this post Link to post Share on other sites