Sign in to follow this  
sablaale

Hoodi Hoodi

Recommended Posts

sablaale   

War meesha muddaan ku wareersanaa sidaan wax ugu soo qori lahaa ee bal meeshaa iiga warrama siday u shaqayso iyo maqaallada ugu xiisa badan iyo inay af gaaleed kaliya tahay iyo in soomaaliga la oggalyahay?

 

bal warkii oo isku duuduuban i siiya, geelu ayaamahaan waa ii dhalayoo xaaladdu waa dhag dhage

Share this post


Link to post
Share on other sites
lambda   

jaamac waan ku salaamay ,salaan kadib sida aad ujeedid meeshan luqad qalaad baa laga isticmaalaa ,saas ay tahay aad baan oola dhacay oo arimo badan oo nololmaalmeedka quseeya baa laga sheekeystaa:

Dhalinyaro badan oo wadama qalaad ku koray baa jira kuwaasna waxaa u fudud inay afka ingriiska ku sheekeeyaan kamana ah xumaan marka hala yaabin hana ku eedeynin.

Qeyr baan isku ognahay .

Lambda

Share this post


Link to post
Share on other sites
sablaale   

Lambda, mahadsanid walaal laakiin haddii sidaan lagu sii socdo mar dhow af soomaaligiiba waa guurayaa ee bal adiga iyo inta kale ee af soomaaliga qoraayi aan isku dayno inaan soomaaliga laga tegin, waaba yaabe dad afkoodii ka cararaya !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this