Wiil Cusub Posted October 17, 2010 Qodobada aad ku maqlidoontaan Caweyska Washington waxaa ka mid ah. Nin guursaday hal mar labo hablood, sidee bay u arkaan hablahaasi guurkooda. Majaajiliste Cabdi Ismaaciil Basbaas, iyo qodobo kale. Barnaamijka Cali Cabdi Xaraare ayaa soo jeedinaya, isaga ayaana noo diyaariyay. Halkan ka dhagayso waraysiga caruuska iyo labadiisa dumara Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 17, 2010 Si eyba iskugu qaab egyihiin iyaga dhan, kuwii hore iyo kuwaan. I don't know. It has to do with the background filaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 17, 2010 Labo is so yesterday, Mala hayaa sadex, Afar hal mar? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted October 18, 2010 Waxa fiicnan lahayd in la inooga soo waramo kuwii hore inay wali is qabaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 18, 2010 loooooooooooooooooooooool sheekoyinkan oo kale horta maba fahmo. waxan diinta miyey ogoshahay? at least muu midba habeen la aqal galo (even thou am actually against teh whole polygamy idea laakin each on his own and I know deentu way fasaxday).. ma niman baa la wayey markay mid labaduba gursanayaan wa suaale salaam ----------------------- Grown means nothing to a mother.A child is a child. They get bigger ,older, but grown? In a MOTHERS heart each will always be her baby. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismalura Posted October 18, 2010 Waxaasoo dhan waa show iyo hala idinka sheegaan u maleynayaa.... Hebalow ma dhiigaa silingo lagaaga nuugay baan maqli jiray? Naagahan saan yela hadey yaga khafiifeen dadkii dhaly awaye ninyahow? So annoying Dhuh ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 18, 2010 ^ lol walahi dhiig ma leh ....xita hadaad is dhahdid lacag buu haysta ilaah baan kugu dharshay mid lacag haysta ma u egyahay..kolay kuu yarka pagekan furay so dhajiyay...kan labaad baaba yara nuraya uu MMA so dhajiyay laakin si bu afka u tagaya labo ma deeqi waydey lool salaam ----------------------- Grown means nothing to a mother.A child is a child. They get bigger ,older, but grown? In a MOTHERS heart each will always be her baby. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 18, 2010 ^Maybe they are interested in threesome. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 18, 2010 ^^ :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 18, 2010 Originally posted by Som@li: Labo is so yesterday, Mala hayaa sadex, Afar hal mar? Wax walba waa la arkaa aduunkan inta la joogo. lol@adiguna dhexdaad ku jirtaa (audio) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 18, 2010 ^ afar kulaha xaguu ku arkay afar hal mar la aroosanayo? mise asaga ku tala jira? wa suaale? lol....i feel sorry for the girls back home walahi lacag baan u malaynaya in lagu so aqal galiyo inkasto kan mesha lugu so dhajiyay aan ka shakiyay lacagtu haysto..lacag iyo qurux mid toona kama muqado laakin labada ag fadhiyoba way u egyihiin lol astaqfurlaah I'm joking...haye maxa iga galay dadkan..aan iska dhaafo. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismalura Posted October 18, 2010 Originally posted by Aaliyyah: loooooooooooooooooooooool sheekoyinkan oo kale horta maba fahmo. waxan diinta miyey ogoshahay? at least muu midba habeen la aqal galo (even thou am actually against teh whole polygamy idea laakin each on his own and I know deentu way fasaxday).. ma niman baa la wayey markay mid labaduba gursanayaan wa suaale salaam LOL @ Aliyah Actually there is a supposed scarcity of men oo baryahan la shego but I am not buying it. I would sooner stay single than sit there with another woman especially on the same night ! Waxa qaarkiisa waaba ka darow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 18, 2010 Originally posted by Aaliyyah: ^ afar kulaha xaguu ku arkay afar hal mar la aroosanayo? mise asaga ku tala jira? wa suaale? lol....i feel sorry for the girls back home walahi lacag baan u malaynaya in lagu so aqal galiyo inkasto kan mesha lugu so dhajiyay aan ka shakiyay lacagtu haysto..lacag iyo qurux mid toona kama muqado laakin labada ag fadhiyoba way u egyihiin lol astaqfurlaah I'm joking...haye maxa iga galay dadkan..aan iska dhaafo. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 18, 2010 loool@ especially the same day..same day iyo different day aniga ima maraso. Walahi I don't like sharing period. Laakin I understand kuwan duruuf baa wada. IlAAHAY ha u sahlo... haa walahi anba ma fahmin waxan la sheegsheego niman baa yaraaday..I know millions of single farahs. Wax scarce ah ma arag ..laakin dabcan hadaan ka hadlano niman noo qalma wa sheeko kale loool. I rather marry a loser than a good successful one that is married I mean if it comes to that lol n dont somalis say ninka wa say naagtu ka dhigato..loser waad hagaajin karta oo jafjafi kartaaa lol salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 18, 2010 lol@wax scarce ah ma arag. Taasi anigaa kaaga marqaati ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites