Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 9, 2021 Reer Khaliij dhexdooda markee heshiyeen ee Soomaaliya ku soo ordaayaan mar kale. Waa wada abeeso aanan aamin istaahilin. I hope dowladda dhexe si fiican u isticmaasho against one another. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted June 9, 2021 1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Reer Khaliij dhexdooda markee heshiyeen ee Soomaaliya ku soo ordaayaan mar kale. Waa wada abeeso aanan aamin istaahilin. I hope dowladda dhexe si fiican u isticmaasho against one another. Falastiiniyiintaba tooray ayay dhabarka ka taageen markaa ma Soomaali ayay wax naxariis iyo jacayl ah u hayaan. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 9, 2021 Waxay rabaan Somalia sidaa sii ahaato. Laakin dhuxusha shiishada iyo uunsiga kushitaan istaagin! Labadda Saudi la.qaatey, runtii dhowr jeer boorso lacagga laga helay, Somalida iyaga tuuga ah oo waxku qabsan. Dee waa lagu nici maalin walba baryo iyo gacantoo hoos u dhigato. Quote Share this post Link to post Share on other sites