Sign in to follow this  
Deeq A.

Cali Soomaali: Laba barnaamij ha lagu taageero xukuumadda Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Sanaag u qaabilsanaa Puntland, Cali Xuseen Soomaali oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday magaalada Badhan, ayaa ku baaqay in la taageero laba barnaamij oo ay waddo xukuumadda Puntland.

Ex. Guddoomiye Cali Soomaali ayaa shacabka Gobolka Sanaag gaar ahaanna dhalinyarada ugu baaqay in ay taageero buuxda u muujiyaan Barnaamijka hirgelinta Hannaanka xisbiyada badan oo ka socda Puntland.

Sidoo kale, wuxu Bulshada Gobolka ku boorriyay in ay garab-istaagaan Barnaamijka Dib-u-habaynta Ciidamada Puntland oo uu ku tilmaamay mid ay ka muuqato dowladnimo.

Hoos ka daawo hadalkiisa oo dhan

PUNTLAND POST

The post Cali Soomaali: Laba barnaamij ha lagu taageero xukuumadda Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this