Deeq A. Posted June 6, 2021 Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka hadlay guuldarrada Xisbiga Kulmiye ka soo gaadhay doorashooyinka dalka ka qabsoomay islamarkaana bogaadiyay Xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo Waddani. Waxaan hambal yaynayaa shacabka soomaliland guusha doorashada awgeedWaxaan sigaara uhanbalyaynayaa. Labada xisbi ee ucid iyo wadani oo guulwayn kasoo hooyeyDoorashadii inoo qabsoontayMarkii daraawiishtii jabtay ninbaa gabyey oo yidhiDaaduunka seyid maxamed qaboWaan kudiirsadayeBaldayaay wadaadkii waakaa siidabayshadayeAlaylehe orgigii cali guray sheegay ee muuseUrarnaa jiilaal xunbaa helay Source Share this post Link to post Share on other sites