Sign in to follow this  
RedSea

SOLers your advise please!

Recommended Posts

RedSea   

salamu calaykum somaliyey,

 

Waxan hada ka hor xidhidh yar oo khafiif ah na dhex maray gabar. Gabadha way iga heshay runtii anigu laakin layma saaqin oo jacayl iyo arimahaas ma la abuurin.

 

Waxay igu tiri iguurso , ana wax jawaab ah oo cad masiin ilaa hada oo markasta waan kawar wareegaa ay jawaab iwaydiiso.waxan ka cabsadaa in ay qalbiga kajabo, maxaa yeelay waxay igu tiri hadii aan iswayno oo iga tagtid waan Isdilayaa. :( Gabadhii waxba makusamayn waligay (I swear) still way ijeceshahay oo waxay rabtaa in aan isguursano oo xataa waxay tiri hadii gabadh kale aad guursatid, tii labaad baan kuu noqon. Ana guur waan jeclahay oo qayb dhan oo Imaanka ka mid ah weeyan laakin hadii runta la isku sheego xaalku iska guurso maaha qofkasta. Waa inaad qofka iska heshaan xaga dhaqan, diin iyo dabeecad ba.

 

Runtii gabadhan wax xumaan maleh laakin dhibtu waxay tahay marabo in aan qalbiga kajabiyo, inaan guur lawadaagana sidoo kale marabo.

 

 

WAIT IT GETS COMPLICATED....

 

 

Gabadh kala ayaa jirta oo aan rabo in aan isguursano. :confused:

 

 

Hadii aan isla guursan lahaa sharcigan America ma ogala laba sawj. Maxaan sameeyaa oo idila haboon. Anigoo xaq dhawraya labada gabdhood ee fiican?

 

Salamu Calaykum,

 

Red,

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Anigoo xaq dhawraya labada gabdhood ee fiican?

Sheekadaadu waa fududahay adeer, gabar baa ku rabto inaad is guursataan, adna mid kalaad dooneysaa inaad guursato, hadalku hadduu saas yahay maxaa keenaya meesha xaq la dhawrayo!

 

 

Sheekadan waxbaa ka khaldan, naxwo malahan gabi ahaanba, no ficil mudaaric, no masdar, no jaazim iyo majzuum.

 

 

Awaakhirul kalimaat wax ka soo badal yaa Baxrul-Axmar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

loool..

 

Gabadh ayaa noo dhimanaysa ayaan kunidhi ninyow, niyada redsea meel kale ayey jirtaa. Taasi dadbadan way ku dhacday baan umalayaan. Laakin anigu waxaan rabaa in aan si yar oo fiican anoo midna xumayn ana waxaan rabay helay in aan kabaxo sheekada dhan.

 

Now what do you got for me?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

^lool@noo dhimanaysa, aduunyo :D

 

Red This isn't much of a dilemma huuno, anaa kula talin.

 

Xabad Cadaan sii, don't be greedy. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Show the girl that you are interested in her any more. Remember you don't have to say the words " I am not interested in you abaayo", however, show her. For example, hadalada macaan ka yaree, telefonka mar mar ku cab lol, shaqada busy ku ahay ku hay markasta. Trust me iyadaa kugu sanifeyso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Ish! Naa orodoo is ceeji ku dhe. When a person is seriously sucidal, they don't usually announce their intentions..this is a form of emotional blackmail. Simple as that. It's when all other tactics seem to fail, these ones are a last resort at getting your attention. Film-kan beri horuu qarxay! My suggestion..tell her that although you have great compassion for her situation that you can't help her, but call the police and report the suicide threat. Ayadaa cagaha wax ka dayi.

 

 

Originally posted by +Faheema:

Red
This isn't much of a dilemma huuno, anaa kula talin.

 

Xabad
Cadaan
sii, don't be greedy.
smile.gif

:D:D Ninna labaa isku dilaysa oo midi baryaysaa.. L0L. Midna xabad bu soo qaban waysan yahay. Ciil badanaa, awwww!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by +Faheema:

Xabad
Cadaan
sii, don't be greedy.
smile.gif

Kix kix kix...Good one...Salvation Army miyaa? LOL

 

Bada Cas, saa u socotay sheekadaan maa noo keentay? Naagaa isku key dili rabto? Isdilayaa kuteh...War kaniini intaa usoo gado, ujajabi ee hoo cundheh, hortayda isku dil...See what she says...Hadeysan kabaheeda ka cararin diracaan kujiro naagi kuma jirto...Or better yet, take her to a bridge and tell her to jump right in front of you and see what she does...Maskiinsanidaa...War taa rabtid raac, tankalena baska dambe soo raac dheh...Hadee diidana, baska naftirkiisa isku dhig dheh... :D

 

There is nothing complicated about this situation...Go after where your heart is, bello finito!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxee ku kala duwanyihiin labada gabdhood?

 

It seems like you don't want to mention that dreaded word -- qurux. It seems taa rabtid inay ka qurxoontahay tan kale ku rabto, saas ka dhandhansaday sheekada.

 

Haddee dabeecad iyo meel walba ka hagaagsantahay, tan ku rabto ayaa kuu dhaanto taa rabtid, run ahaan haddii loo hadlaayo. Su'aal kalena taa rabtid saa u rabtid makuu rabtaa?

 

Ha luggoyn gabadhaan ku rabto oo filin been ha u jilin. Si walba ha ahaatee runta u sheeg inay dooqaaga ahayn, waa haddaa tan kale ku adkeysatid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

WAlee baxrul buxuur baad ku jirtaa ....

 

simple, ta aad rabto guurso ta kele haday is dilayso iyo haday seexanayso iyaday u taalaa waa nolosheedii ,, wax xoog lagu helaa ma jirto iyo hanjabaad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Stop calling infatuation love, and don't worry about it. It's normal at your age to be pulled in different directions by girls. Enjoy the ride. If you find yourself drawn more to one than the other, then focus on that and don't worry that you might be missing something else

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

Originally posted by Afromantic GirL:

Stop calling infatuation love, and don't worry about it. It's normal at your age to be pulled in different directions by girls. Enjoy the ride. If you find yourself drawn more to one than the other, then focus on that and don't worry that you might be missing something else

^^ Lol Afro, This coming from a woman's perspective.Qataros dheh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this