Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga WADDANI Oo Hoggaaminaya Kuraasta Illaa Hadda La Shaaciyay Ee Golaha Wakiillada

Recommended Posts

Deeq A.   

Saddexda Xisbi ee UCID, WADDANI iyo Kulmiye, ayaa si weyn ugu loollamaya kuraasta Golaha Wakiillada ee Somaliland, kuwaas oo ka kooban 82 kursi.

Natiijada hordhaca ah ee afarta gobol ee lagu dhawaaqay waxa hoggaaminaya Xisbiga Waddani oo haysta 21 Kursi, halka Xisbiga Kulmiye haysto 18 Kursi, Ucid 13 kursi.

FB_IMG_1622802007602-610x1024.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this