Sign in to follow this  
Deeq A.

Nabad-sugidda Jubaland oo qaraxyo fashiliyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay miinooyin lagu aasay gudaha magaalada Kismaayo.

Hay’adda Nabad Sugidda Jubaland ayaa sheegtay in miinooyinkan laga soo saaray xaafadda Farjanno ee magaalada Kismaayo gaar ahaanna waaxda Kuuba.

Jubaland waxay Al-shabaab ku eedaysay in ay qaraxyadan maleegayeen si weeraro looga fuliyo gudaha Kismaayo.

PUNTLAND POST

The post Nabad-sugidda Jubaland oo qaraxyo fashiliyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this