Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 31, 2021 What are they planning? And any planned plan that has Shariif Xasan in the midst meel ma gaaraayo. I heard suuq warareedka in kulanka ahaa iscafin iyo hal meel oo mideysan beelweynta ka soo jeestaan. Anyway, I wish them well. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 31, 2021 Shakiga Ka dhashay Kulankii Maanta Mursal La Yeeshay Jawaari, Laftagareen & Shariif Xasan Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Muqdisho kaga qeybgalay kulan isugu jiray qada sharaf iyo kala warqaadasho uu Gudoomiyihii hore Gollaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu usameyey Gudoomiyaashii hore Baarlamaanka iyo Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Inta badan siyaasiyiinta kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa xaadiray Kulanka kuwo miisana leh ayaa ku jiray sida Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo labaduba gudoomiyeyaal kasoo noqday Golaha Shacabka. Jawaari oo xilka uga horeeyey Maxamed Mursal ayaa iyaguna kulan gaar ah kasoo muuqday ay Siyaasiyiinta fadhiyeen. Madaxda waxay iska xogwareysteen Xaalada Dalka iyo Arimaha Doorashooyinka. Si gaar ah kulankooda looma faah faahin waxa la iskula soo hadal qaaday balse warar ayaa sheegaya in Jawaari uu dalbaday sidii Mukhtaar Rooboow xabsiga looga soo saari lahaa. Lafta gareen ayaa 2018-kii kusoo baxay doorasho awood ah oo Villa Soomaaliya uga xoogtay murashaxiin uu ka mid ahaa Abu Mansuur Rooboow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted May 31, 2021 Tribal affiliations are the building blocks of Somali politics. One would be a fool to alienate one's kinship. Period. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 1, 2021 Let them organise n unite themselves, excellent Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted June 1, 2021 Are they going to forego the speaker position is the answer Shariff Hassan want to know ? Impossible there always be a nutter that would not resist to be on the limelight. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted June 2, 2021 Better late than never. Wakhtigiibaa la joogaa ay dadkani awoodooda muujin lahaayeen. Waa inay madaxtooyada u dagaalamaan. Combine your voice guys and make a deal with beelwaynta d!r iyo beesha shanaad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 2, 2021 Time duopoly, to end. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 2, 2021 Lol gudhuu power on show! I hope for the sake of Somalia, these people learn to aspire to more than just the speakership of a useless defunct rubber stamp parliament. I hope they can somehow engineer a political deal that enables a gudhuu politician to become the next President of Somalia. Long live gudhuu-land, long live Somalia! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 2, 2021 Second meeting in a row in second day: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 2, 2021 5 hours ago, Tallaabo said: Better late than never. Wakhtigiibaa la joogaa ay dadkani awoodooda muujin lahaayeen. Waa inay madaxtooyada u dagaalamaan. Combine your voice guys and make a deal with beelwaynta d!r iyo beesha shanaad. Compared to Reer Cararaaye iyo Jufo Waagoosanay, it is better xaqaaga ka soo dhacsatid walaalahaaga without qol yar isku xirtid then declare inaa qolka ka goosatay the rest of the house. Ridiculous. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted June 2, 2021 Meanwhile in Walawayn: Quote Share this post Link to post Share on other sites