Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Dagaalka Hiiraan: Jufa ka mid ah beesha shanaad vs faradheer

Recommended Posts

Dagaal xun ayaa ka dhacay gobolka Hiiraan maalmihii la soo dhaafay. Dagaalkaas wuxuu u dhaxeeyey beesha uu ka dhashay the late Mowliid Macaane vs kuwa ka mid ah reero faradheer. This is a first intra-tribal war reer ka mid ah beesha shanaad were involved in years. Rabi mahadiis dagaalka hadda waala qaboojiyey.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Waligood bay iska celin jireen farodheer wax cusub maha laga so bilaabo Nasib Bundo oo jubboyiinka ka dagaalami jiray qarniyo ka hor.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Saalax, Nasiib Buundo maa taqaanaa? Ileen taariikhda Koonfurta si fiican ula socotaa.

I posted about taariikhda halyeey Nasiib Buundo on here in 2005, 16 years ago.

 

Ha. Anigu low key taariikhyahan ba ahay. Lkn Nasib Bundo ina taariikhda schoolada somaliida lagu barto uma malaynayo. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

This Faradheer group in Hiiraan even opposed an access bridge to Beledweyne. Can you imagine denying people development?

Biriishka haddii la dhiso Beledweyne ayaa si fudud la guu soo geli ayey ku doodeen. 

Makina ninkii maaga melegiisa waaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.