Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Kuraasta xildhibaanada Waqooyiga

Recommended Posts

Tallaabo   
On 5/25/2021 at 8:42 PM, maakhiri1 said:

Odayadii xulay last time maye? 

Bal MMA ha inooga jawaabo. There is no sign of oday naqameed involved in the selection this time, no wonder why the allocated seats for the political mercenaries were being fought over. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

So he tells me  suldaan maxammad abdiqadir AUN went to xamar appointed these mps. Ina xirsi qani when did he go. Suldaan hassan of hargeisa when did he go. Suldaan jamac samatar of awdal and suldaan dhawal when did these guys go to xamar appoint these buffoons in the bunker. Bal wuxunoogo sheekenayo eeg. When dis this happen. It never happend. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Tallaabo said:

Bal MMA ha inooga jawaabo. There is no sign of oday naqameed involved in the selection this time, no wonder why the allocated seats for the political mercenaries were being fought over. 

Odeyaasha dhaqanka select and re-affirm their clan credential the so-called 101 delegates, who (s)elect xildhibaanka/xildhibaanada. That is what happened in late 2016, though they were 50 delegates then.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 5/24/2021 at 12:53 PM, Saalax said:

Kolay aniga xildhibaanadayda  Koonfurta Mahdi ba uu ogolahay inu so doorto. Nin walba inaderkiis ha metelo ama madax dhaqameedka siidi hore. 

Adeerkaa won, it seems. Mahdi got seven seats and odey Xaashi five, though he desperately wanted 6-6 equalization.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
9 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Adeerkaa won, it seems. Mahdi got seven seats and odey Xaashi five, though he desperately wanted 6-6 equalization.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
42 minutes ago, Saalax said:

:D

Saalaax, deputy PM Guuleed getting fewer seats than he’d originally anticipated is surely  nothing special to write home about. 😁

I believe Mudane Xaashi did an awesome job resisting —and finally succeeding in preventing— Useless Farmaajo’s attempts of co-opting all the representation of the h@bros of the north. 

I guess, at the end of the day, it’s a matter of "Is the glass half empty or half full?”.  And I think it's half full, thanks to the brave insistence of Senate leader Xaashi who stood up to the futile ambitions of the Useless Expired Cheese in Villa Somalia. 

  • Thanks 1
  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi90   

Nothing to be happy with that one of the most corrupt individuals geting 7 delegate to select. We suspect many politicians for corruption but Mahdi Guled is one of the few we for sure with evidence know is corrupt, he was behind the MZ VISA scandal, something we should never forget.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wali waala is-haayaa. It is now Rooble vs Xaashi. 

Rooble oo war kasoo saaray doorashada iyo go’aan uu ka gaaray khilaafka guddiga

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble oo maanta shir guddoominayay Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxa uu uga warbixiyay golaha doorashada Aqalka Sare, isagoona siiyey go’aan uu ka gaaray khilaafka guddiga doorashooyinka Somaliland.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa golaha u sheegay inkastoo uu jiro dib u dhac yar, hadana kulan labo habeen ka hor uu la yeeshay Madasha Qaran ay isku afgarteen inay ku soo afjaraan doorashada Aqalka Sare asbuuca soo socda.

Waxa kale oo uu sheegay in kulan ay iskugu imaan doonaan Madaxda Golaha Wada-tashiga Qaran, kadib marka lasoo afmeero doorashada Aqalka Sare, kaasi oo looga arinsan doono sidii horey loogu sii amba-qaadi lahaa doorashada Gollaha Shacabka.

Go’aanka uu Rooble ka gaaray khilaafka guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa qaadacay garabka Cabdi Xaashi oo u arka mid uu Ra’iisul wasaaraha ugu xaglinayo dhinaca Mahdi Guuleed, waxayna arrintaan mugdi hor leh galin kartaa doorashada kuraasta gobolada Waqooyi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sababta rasmiga ah ee Cabdi Xaashi u diidan yahay qorshaha R/Wasaare Rooble

Doorashada guddoonka guddiga doorashada xildhibaanada gobollada waqooyi ayaa la filayaa inay Sabtida ka dhacdo xerada Afisyoone, si loo mideeyo labada garab ee guddiga ee la kala safan Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed.

Si kastaba, garabka siyaasiyiinta gobollada waqooyi iyo Cabdi Xaashi ayaa diidan doorashadan, oo ay u arkaan in hoggaanka guddiga loogu gacan gelinayo garabka Mahdi Guuleed.

Qoraal shalay kasoo baxay garabka Cabdi Xaashi ayey ku qaadaceen doorashada, ayaga oo caddeeyey inuusan jirin wax heshiis is-afgarad ah oo laga gaaray kulamadii ay la yeesheen Ra’iisul Wasaare Rooble.

Doorashada ayaa ah mid Rooble uu doonayo inuu hoggaanka guddiga ugu gacan geliyo Mahdi Guuleed iyo madaxweyne Farmaajo

Guddiga ayaa ka kooban 11 xubnood. Afar ka mid ah xubnaha waxaa soo magacaabay Mahdi Guuleed. Afar kale waxaa soo magacaabay Cabdi Xaashi, halka saddexda hartay uu soo magacaabay ra’iisul wasaare Rooble.

Saddexda xubnood ee uu soo magacaabay Rooble ayaa qorshuhu ahaa inay noqdaan kuwa ka madax banaan labada garab ee is-haya, si ay miisaan ugu noqdaan, hase yeeshee, waxay la safteen dhinac ka mid ah dhinacyada is-haya.

Saddexdan xubnood ayaa bishii lasoo dhaafay ku biiray garabka Mahdi Guuleed, waxayna qabteen doorasho lagala dhuuntay garabka Cabdi Xaashi oo ay ku doorteen hoggaan.

Sidaas darteed, su’aasha ayaa ah; maxaa diidaya in mar kale ay sidaas sameeyaan marka la qabto doorashada hoggaanka cusub, oo la filayo inay ka dhacdo teendhada Afisyoone?

Sii aqriso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oday Xaashi walle waa waayo arag. Farmaajo indhihuu galiyay inaan waxba lagu aamini karin. Waa soo kaadshayaa kulahaa kkkkk ciyaal macne maleh bay  wadankii ka adeejiyeen kkkkkk

Farmaajo knows that no MP from Puntland, Galmudug, and Hirshabelle will give him a vote. So he is trying his best to rob Masaakiinta Reer Waqooyi, Reer Xamar iyo corruptible Koonfur Galbeedi delegates and MPs kkkkkkk. Cabdi Xaashi knows that and will not give in an inch until the fat lady sings. Kudos to him. As a Somalj veteran he has an obligation to stand for justice and for the future of our country. Four more years of Farmaajo will be a wasted opportunity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.