Sign in to follow this  
Deeq A.

“Badownimada Abtiyaday Baan Ka Raacay, Wax Xun Muu Odhan, Bahashuna Cay Maaha Ee Waa Dhaqan Wanaagsan…” Mustafe Shiine

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynuhu waxa Abtiyadii u gaarka ah ee uu ka raacay yaa garanaaya ama igu diidan?.

Madaxweyne Biixi hadduu yidhi ” Badownimada Abtiyaday baan ka raacay” wax xun muu odhan, bahashuna cay maaha ee waa dhaqan wanaagsan,  Abtiyadii iyo Adeeradiina waa labada qoys ee isku sidkan dhinac kasta oo isku nolol ah, waxa mid uu qabo kan kalena waa lee yahay, waxase Abtiyadii u badnaayeen ee uu ka raacay yaa yaqaan.

Abtiyadii wuxuu madaxweynuhu ka raacay waa fanaanimada,  habeenkii 18 ee inanka ay Ilmaabtiga ahaayeen uu ku dhuftay heestii Abtigii Fanaan Muuse Ismaaciil Qalinle yaa arkaayay sida uu madaxweynuhu Inanka ula jiibinaayay,  maantana fagaaraha Beerta Xorriyada saw hees kagamuu dhufan, taasuu haddaba ka raacay ee yaa ogu diidan.

Sidaa waxaa yidhi Guddoomiye Hore Mustafe Shiinne

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this