Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyihii Garasbaaleey iyo Ilaaladiisa Oo Qarax Lagu Dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyihii Deegaanka Garasbaaleey, C/raxmaan Axmad Cali Garyare iyo 2 ka mida Illaaladiisa ayaa lagu dilay Qarax Miino, xilli ay Masjid Deegaankaasi ku yaala ka soo baxeen Salaadii Jimce.

Kooxaha Argagixisadda ayaa inta badan ku beegsada Masaajidada dadka cibaadaysanaya, taasoo ah ficil ka fog Diinteenka Suuban.

Sarkaal u hadlay Booliska ayaa u sheegay Radio Muqdisho inay wadaan baaritaano dheeiya, si loo helo raadad suurtagalin kara in la soo qabto dhagarqabayaasha

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this