Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha wasiirada Jubaland oo la magacaabay iyo Seeraar oo ka soo muuqday

Recommended Posts

Deeq A.   
Axmed-Madoobe-750x430-1.jpg?resize=750%2Axmed Maxamed Islaam, madaxweynaha Jubaland

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa caawa magacaabay golihiisa wasiirada cusub oo ka kooban 23 wasiir, 22 wasiir ku xigeen iyo 5 wasiiru-dowle.

Wasiirada cusub ee Jubaland waxaa ku jira Cabdinaasir Seeraar oo kamid ahaa golahii mucaaradka isbedel-doonka Jubaland ee markii dambe la heshiiyay madaxweyne Axmed Madoobe.

Sidoo kale golaha wasiirada cusub waxaa ku jira xubno ka tirsanaa xukuumaddii hore oo kamid yahay Gen. Maxmed Warsame Darwiish.

Golaha wasiirada cusub ee Jubaland waxaa haween ah 4 xubnood.

Magacaabida golaha wasiirada jubaland ayaa Axmed Madoobe ku qaadatay muddo ku dhaw 2 sano.

Hoos ka akhriso liiska golaha wasiirada Jubaland

FB_IMG_16214627185590390.jpg?resize=694% FB_IMG_16214627334807357.jpg?resize=694% FB_IMG_16214627428213108.jpg?resize=695% FB_IMG_16214627537771298.jpg?resize=693%

PUNTLAND POST

The post Golaha wasiirada Jubaland oo la magacaabay iyo Seeraar oo ka soo muuqday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this