Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 9, 2007 Baliis take a time to watch these recently taken clips from the central, VIP, meeshii faraska magaalada ahayd, ugu bilicda iyo muuqaalka fiicnaa ee Xamar. Meelihii wasaaradihii [boostada, Waxbarashada, Ganacsiga...], wakaaladihii, madbacadihii [Madbacadda Soomaaliya], safaaradihii [Ruushka, Talyaaniga...], bankiyadii ugu caansanaa, hoteeladii [Hotel Jubba], baararkii [Baar Fiat], iskooladii caanka ahaa, sida Bartamaha oo aan dhagaha ka maqli jiray lee, taaladii Daljirka Dahsoon, daahirihii Jirde Xuseen iyo Uunlaaye ku wada yaaleen. [seeing daartii Jirde Xuseen, Savoy Centre, oo wali taagan, though never saw waagaa yaraa nabada jirtay.] Meelahaas oo ahayd meelaha Xamar ugu ammaan xumaa intii laga burin qabqabliyaasha. Maki Xaaji Banaadir oo qiiroonaayo asaga Xamar kaamira la dhexmaraayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shakti Posted January 9, 2007 Runtii its tragic 2 see xamar like that however the place sure looks bright n Inshallah in good time we shall restore it better than b4 ... oye oye, im being optimistic .. amazing. Quote Share this post Link to post Share on other sites