Pujah Posted July 30, 2005 Oh come on, the test has to be harder than that...I mean with this kind of test all Africans will apply for Somali citizenship...with our model democracy and thriving economy who can resist... we must urge our government to protect our small land and make the Somali citizenship impossible for the impostors Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted July 30, 2005 hmmm! 1. Kuun Kuun Lamina? 2. Kabteey Bilataa? 3. Dhakac Dhakac? 4. Hal Lugeey/Lug ka bood? 5. Gariir/Imbiili? 6. Baliil/Boojo? IS THIS AFSAWAAXILI!! U GOTTA BE SUJUI BRO!! 7. First Somali men/women died for the country beautifu xawaa! duuuuh! 8. Some names of provinces/cities gimme the whole dang place from jabout to kismayo to bossaso, to warjaar to ogaadaniya!! ITS ALL OUR LAND!!!!!! :confused: 9. National anthem STANDUP SOMALIA! ITS A NEW ONE!! 10. Knowledge of brief history of the country, resources. ****LOOK AT THE LEFT CORNER****WHAT DO U SEE!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted July 30, 2005 Originally posted by kayf: with our model democracy and thriving economy who can resist... we must urge our government to protect our small land and make the Somali citizenship impossible for the imposters Stop it, you're killing me! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted July 30, 2005 Let me provide different names for some of these games. 2. Kabteey Bilataa (some say) = ha billato, dhan rabtana ha u dhacdo etc 5. Gariir/Imbiili (some say) = aay aay with 12 peddles? 6. Baliil/Boojo (some say) galool The rest of the games are literally the same. PS: except nuune and few others, anyone knows what Lool-Lool or Xanta-xantooy is? Quote Share this post Link to post Share on other sites
OLOL Posted July 30, 2005 kuun kuun lamina lamina tabaaraka sette uno baaraka siyeeda lamuunika yakayaa we'elaa aa baxayaa... ---- Kuun kuun kumasaar alla labey laanshoow xabageey bilo bilo bilo jano aw baroow beerta dhowr dhowrimaa tan maahinee teeda kale ey ku timid eey ku taal talaabooy taraq dheh.... ----- kuun kuun cadeey bareey jeelo jeelo afaa mudeey ..... i can't remember the ending.... ----- dhakac dhakac dhumsulikoow deyaasee kadamdamee daashoow bax.. ---- kadimeey kadim = hide and seek ----- gariir waxaa badanaa dheelo gabdhaha, wiilasha waxeey dheelaan shab..... ---- imbili = afar furka oo coca colada ama faantada aa lagu dheeli jiray - godadka waxaa aheeyeen 7X7 or 5X5, 9X9 depending how you agree to set it up.... godadka waxaa jira la dhaho bandar, kan looga dalaco ...hadaad tirada dhaaftid waxaa la dhihi jiray "qatifoo qoryahaaga guro " ...warbac (4) , sette,(7) imbili (8) eber -- that is all i remeber of it.... Boojo (bocce )waxaa dheeli jiray odayaasha - it is an italian game.... ----- kabteey bilataa ha bilato barbarkeey rabto ha u dhaco - cad iyo madoow waxaa dheelo wiilasha oo waa is tun.. ---- yool yool aa sidoo kale jiray ---- nacash nacash gabdhahaa dheeli jiray ----- qunful qunful qunful naar darab masaakiin qum qum yaa abuu faas --- guessing game -------- Jar ka boodo iyo shaxna odayaasha dheeli jiray --- that is all i could remember about child plays and other passtimes games back in the days.... first Somali heroine = Abooto Xaawo then Araweelo the queen first Somali hero = Abkoow Aaden, ..oday biiqe Geedi baaboow, Bucur baciir, .... Somali Anthem Soomaaliyeey toosoo toosoo isku tiirsadeyee hadba kiina taag daranee taageera weligiinee...waxa aan u ooyaayoo ilmadu iiga qubaneeyso ikhtiyaar nin loo diidoo la adoonsadaan ahayee ....qabiilkaad ku tookhdeen baa qarankaagii kaa dumiyoo, tayo li'ida qoys qoyskaa idin baday tabaalahanee...soomaaliyeey....toosoo ------- Waqooyiga Soomaaliya : gobolladda : Awdal (boorama), Waqooyi Galbeed(hargeeysa), Sanaag(ceerigaabo), Sool(laascanood), Bari(boosaaso), Nugaal(garoowe), Goballada Dhexe: Mudug(Gaalkacyo), Galgaduuud(dhuusomareeb)Hiiraan(beledweeyne) Koonfur: Shabeeladda Dhaxe(jowhar) Banaadir (Xamar) Shabeeladda Hoose (Marka ) Jubadda Dhexe (Bu'aale) Bay (baydhabo) Bakool (Xudur) Gedo(garbahaareey) Jubadda hoose (kismaayo) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted July 30, 2005 ^^I belive you forgot Saaxil (Berbera?) and Togdheer (Burco?) in gobolada Waqooyiga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MR ORGILAQE Posted August 1, 2005 You also forgot CAYN(buuhoodle) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 2, 2005 Salaan... What is this Saaxil iyo Caynka aad sheegeysiin? Mise Kheynkii ayaa dhiman? The last time I knew Soomaaliya had 18 provinces, the last one being Sool. Awdal Baay Bakool Banaadir Bari Galgaduud Gedo Hiiraan Jubbada Dhexe Jubbada Hoose Mudug Nugaal Sanaag Shabeeladda Dhexe Shabeeladda Hoose Sool Togdheer Waqooyi Galbeed Quote Share this post Link to post Share on other sites