Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 28, 2021 Does Feysal Dhurwaa think Reer Muqdisho forgot his infamous phrase from 15 years ago of "wiilka Addis Ababa ku dhashay ee Axmaarka ah uu ka xigo wiilka Muqdisho ku dhashay?" Faysal Cali Waraabe oo hambalyo u diray shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa shacabka iyo ciidanka reer Muqdisho ku hambalyeeyay kacdoonka ay kaga soo horjeedeen muddo korodhsiga dowlada madaxweyne Farmaajo. Guddoomiyaha oo aad ugu riyaaqay in lasoo afjaro muddo kordhintii dowlada Farmaajo ayaa yidhi “waxan hambalyaynaynaa saraakiisha iyo ciidanka Muqdisho ee ka dhiidhiyay wixii laynagu hayn jiray”. “Waxaanu leenahay Muqdisho ma toostay heeryadiina ma tuurtay, Farmajana ma tuurtay baanu leenahay” Guddoomiyaha ayaa sheegay in shacabka reer Muqdisho ay hore ugu hiiliyeen shacabka Somaliland. “Waxanu leenahay hambalyo hambalyo, anaga reer Muqdisho waa kuwii noohiiliyay, kuwayaga kalkaase Farmaajo u hiiliyayna nooso dhiiba halkan ayaanu maxkamad ku saaraynaaye” ayuu yidhi Faysal. Guddoomiye Faysal, ayaa kamid ahaa dadka aadka uga soo horjeeday dowlada madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdi90 Posted April 28, 2021 Kaasi waa doqonka ugu weyn siyaasada somaliland. Dagaal iyo fowdo ayuu la jecelyahay somaliya, Farmaajo si nabad oo xasiloon ayuu kubixi doona, xiligi siyaasada qoriga lugu kal baxaayey wa laga soo tagay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 28, 2021 He just supports what the people of Mogadishu support and they hate cheese monger. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 29, 2021 Feysal Dhurwaa would have loved nothing more than the complete destruction of Xamar. Most cuqdad-ridden secessionists would have liked that to happen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 29, 2021 And what would they gain from a destructed Mogadishu. Mogadishu have been fighting for over 30 years. And peace is not on sight. Yesterday there was a suicidebomber there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 29, 2021 XAAJI, Come here and defend anyone else except this retard. Very low character The good thing in Southern politics is these kind of people disappear, but in North, this idiot is here for 30 years and tolkiisa meesha kama dhaqaajaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Arafaat Posted April 30, 2021 Chairman Faisal is currently the second longest serving Somali politician. He has held a political office and position for the last 22 years, since 1999 straight without interruptions. Only President Ismail Omer Guelleh of Djibouti has been longer in a political position. Point being, don’t underestimate Faisal. So his many ‘turns’ or ‘twists’ has clearly kept him in the game, and outlive many others politically. p.s. this is not support for his comments, just stating that it clearly serves a purpose. Quote Share this post Link to post Share on other sites