Sign in to follow this  
Deeq A.

Mursal oo Xildhibaanada isugu yeeray Sabtida

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ayaa Qoraal uusoo saaray wuxuu isugu yeeray Xildhibaanada si ay u dhagaystaan Madaxweynaha Xilkiisu dhamaaday Maalinka Sabtida.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Xalay saq Dhexe wuxuu sheegey inuu la hadli doono Baarlamaanka, isagoo ka dhawaajiyey inuu ku laaban doono Teendhadii Afisyooni.

Hoos ka eeg Warqada

1177C47C-6391-4D88-8F9F-3AFD5E4D5654-354

The post Mursal oo Xildhibaanada isugu yeeray Sabtida appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this