Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Sheegay In Lagu Soo Weeraray Gurigiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa sheegay in lagu soo weeraray Gurigiisa Muqdisho.

Ciidanka Farmaajo ayaa weerar ku soo qaaday hoyga aan ka deganahay Magaalada Muqdisho. Waxaan horay uga dignay in ciidanka loo adeegsado siyaasada. Waxaa ila jooga xildhibaano iyo siyaasiyiin iigu yimid afur iyo wadatashi. Wixii dhib ah ee ka yimaada weerarka waxaa qaadaya Maxamad Farmaajo” Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this