Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Kuraasta la isla dhacay

Recommended Posts

Deeq A.   

Waaxda Socdaalka ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxaa saaka weerar kusoo qaadey Ciidamada NISA kuwa dharcadka ah, waxayna bilaabeen iney fharbaaxaan dhaqaalaha Waaxda socdaalka, kuwasoo iyana ugu jawaabay dharbaaxo iyo kuraas ay la dhacaan .

Gacan ka hadalka oo mudo daqiiqado ah socdey waxaa soo kala dhex galay Ciidamo isugu jira Soomaali iyo Ajnabi kuwasoo Xaalada dejiyay.

Wararku waxay sheegayaan in Ciidamada Dharcadka ah ay ka yimaadeen Madaxtooyada,

Puntlandi.com Muqdisho

Puntlandi-Breaking-news-center.jpg

The post Gudaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Kuraasta la isla dhacay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this