Mastermind Posted April 22, 2021 Garoonka Aden Cadde: Hanti Ku Burburtay Isku dhaca NISA iyo Hey’adda Socdaalka April 22, 2021 Hanti dadweyne ayaa ku burburtay iska dhac goordhow dhex maray ciidamo ka tirsan hey’adda sirdoonka qaranka ee NISA iyo hey’adda socdaal iyo jinsiyadaha. Wararka ayaa sheegaya in NISA ay gudaha usoo gashay garoonka kadibna ay isku dhaceen hey’adda socdaalka halkaasina uu ka dhashay burbur hanti qaran oo ay ku jiraan qalabkii lagu shaqeynayey. Mid ka mid ah shaqaalaha garoonka oo la hadlay Goobjoog News, isla markaana codsaday in aan magaciisa la xusin ayaa sheegay in muranka uu socday ilaa shalay, kadib markii ay la isugu dhacay baarista gabar blogger ah iyo rag ajaanib ah oo la socday. Dhacdadan oo saameyn ku yeelatay shaqada garoonka diyaaradaha ee ugu weyn dalka ayaa la sheegayaa iney jiraan sidoo kale dhaawacyo arrinkan ka dhashay. Goobjoog News Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdi90 Posted April 22, 2021 Expect worse than this in the coming 2 years Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 22, 2021 Cabaadlayaal are reduced to wail and pray for every little skirmish ka dhacdo Xamar. Koob shaah hadduu daado madaxweyne Farmaajo ka masuul ah. Bakeeri hadduu jabo sidoo kale asagaa ka masuul ah. To them, he must be all-powerful and must be at everywhere. Iska calaacala. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted April 22, 2021 It turns out that it was all over Cadaan blogger and his cameraman. The NISA - Farmajo faction wanted them to go unchecked and not to go through usual immigration rules kkkkk. They love Shisheeye after all kkkk and they definitely do not believe in rule of law. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted April 22, 2021 ^it will be investigated. Lessons will be learned. That's all. People 's lives are taken for next to nothing, little brawl is not a big deal. Untwist your knickers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted April 22, 2021 ^Says who? Do you work for them? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 22, 2021 1 hour ago, Dhagax-Tuur said: ^it will be investigated. Lessons will be learned. That's all. People 's lives are taken for next to nothing, little brawl is not a big deal. Untwist your knickers. Waa runtaa. At least meesha hub ma yaalo. Many of these folks dowlad waxba kama yaqaanaan oo qalalaase iyo fowdo ku koreen ama ku dhasheen, garabeeshina lagu geeyey shaqadooda. This is why we want a strong state building with shaqaalo aqoon iyo.karti leh. Intii yar la dhisaba maafiyo cadow ah shisheeye adeegsanaayo Soomaali ku sheeg ayaa rabto inay lugaha qabato dowladeena. I hope in shaqada laga qaado waxee doonaan ha ahaadaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shurwac Posted April 22, 2021 ^^^Qaxii iyo Dagaalkii Xamar lagu gubilahaa, Came down to a few unprofessional employees brawling at a government facility... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted April 22, 2021 Well, meel walba ciyaalkii CBB da loo dhiibay marka wadanka dhanba waxaa maamula ciyaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted April 22, 2021 Falkii maanta Garoonka Aaden Cade ka dhacay waa sababta Deni U diiday in Ciidamada Farmaajo ay yimaadaan Afisyooni April 22, 2021 admin Shaqaalaha iyo Ciidamada taageersan Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey falkii ay maanta ka sameeyeen Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxay ahayd Fadeexadii ugu foosha xumayd oo soo marta Soomaaliya. In Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha lagu baacsado Wadada Diyaaraduhu ku ordaan Xili ay Garoonka fadhiyeen Diyaarado Caalami ah oo Markhaati ka ahaa wixii maanta dhacay. Nasiib wanaag Ciidamada Amisom ayaa Dhalinyarada weerarka geystay kasoo reebay hubkii ay wateen ka hor intaysan Garoonka soo galin, Ka waran hadii ay hubaysnaan lahaayeen?. Madaxweynaha Puntland markii uu dalbanayay in laga ilaaliyo Ciidamada Farmaajo inay hub lasoo galaan Goobaha lagu Shirayo, wuxuu ogaa in Wiilasha taageersan Ama u jilbaysan Farmaajo ee uu Ciidamada ka dhigtay ay yihiin kuwo aan haba yaraatee Xishood iyo Anshax lahayn Waxaa taas ka markhaati ah Falkii ay maanta ka geysteen Diyaaradaha Muqdisho. Sawirkaan hoose waa wixii maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Aaden Cade Quote Share this post Link to post Share on other sites