Sign in to follow this  
Buuxo

Incovenient truth

Recommended Posts

Buuxo   

This is a gabay that the great abwaan Cabdulqaadir Xirsi YamYAm (AUN) delivered at shirkii Addis Abeban in 1993. That I came across .

Truth has never been told better.Enjoy.

 

Ilaahay ha unaxriisto ,dambigiisana ha daafo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Abdiqadir Hirsi Yamyam was a poet par excellence and a devout Somali. The thought of him brings tears to the eyes. Ilaahay ha u naxariisto!

 

Dadka ku mashquula Bernand shaw baa saa yidhi iyo Martin Luther baa saa yidhi, kolkaan ninkan xikmadiisa dhagaystaan la yaaba oon idhaa maxaa kuwooda u dhiiday inay appreciate gareeyaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites

In kastoo uu kacaandiid ahaa, :D (haye hada qaylo bilaaba) hadana markaan maqlo gabaygan hadraawi, waan jiriirihoodaa.

 

Adigoon cirka u bixin

ama boodin leexada

ama badaha waaweyn

nafta aan ku biibey

 

Paris adoon tagin

ama Bonn ka sheekeyn

Barashada dalkaagaa

laga yara bogtaayo

Baryo la isku hawlaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^ Kacaandiid beel. Aduuba qiimo kula leeyahay ka waran :D . Waryaa anoo 4 jiro baan Af-weyne inaan u heeso diiday. Heestii Guulwadoo-Siyaad schoolka weligay ma qaadin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ala maxaad Nepthiyeeey faantey.

 

Kabo maas ah adigoo sita iyo labo maraykaan ah

oo meel lahaynoo amxaar kugu modoobeeyey

Markaan moodher kugu soo raree meherad kuu yeelay

Military markaan kaa dhigaad micheal noqoteene.

 

Midkale na wuxuu yiri:

 

Qari iyo Jiqood waadigii jaahil ku ahaaye.

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Yaa saas yiri? Yaa waaye dadka Meherada loo yeelay oo jaahilka ahaa? Ma fahmo anigu waxaas iyo hadalada caynkaas ah.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yam-yam was a great poet. No doubt. Allow u naxariiso.

 

Hadrawi has no parallel in contemporary Somali literature. Allow ayyaama noo daa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Ducaysane:

Ala maxaad Nepthiyeeey faantey.

 

Kabo maas ah adigoo sita iyo labo maraykaan ah

oo meel lahaynoo amxaar kugu modoobeeyey

Markaan moodher kugu soo raree meherad kuu yeelay

Military markaan kaa dhigaad micheal noqoteene.

 

Midkale na wuxuu yiri:

 

Qari iyo Jiqood waadigii jaahil ku ahaaye.

 

:D

Gabayada qabiilka inaga daa dee HABAARANE! or are you exempted? Waagaan waalaa haday tahay digadaan kaa dhigi lahaa.

 

So forgetful! Hadda unbuu YAMYAM inagala hadlayay qabyaalada iyo xumaanteedda!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this