Buuxo Posted June 23, 2008 This is a gabay that the great abwaan Cabdulqaadir Xirsi YamYAm (AUN) delivered at shirkii Addis Abeban in 1993. That I came across . Truth has never been told better.Enjoy. Ilaahay ha unaxriisto ,dambigiisana ha daafo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 23, 2008 Abdiqadir Hirsi Yamyam was a poet par excellence and a devout Somali. The thought of him brings tears to the eyes. Ilaahay ha u naxariisto! Dadka ku mashquula Bernand shaw baa saa yidhi iyo Martin Luther baa saa yidhi, kolkaan ninkan xikmadiisa dhagaystaan la yaaba oon idhaa maxaa kuwooda u dhiiday inay appreciate gareeyaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted June 23, 2008 Yam Yam was somali legend, rabi ha u naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 23, 2008 Allah ha u naxariisto .... ragga faro ku tiriska ah buu ahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted June 23, 2008 Sayid Mahamed Was the best. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 23, 2008 Taas la iskuma hayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted June 23, 2008 In kastoo uu kacaandiid ahaa, (haye hada qaylo bilaaba) hadana markaan maqlo gabaygan hadraawi, waan jiriirihoodaa. Adigoon cirka u bixin ama boodin leexada ama badaha waaweyn nafta aan ku biibey Paris adoon tagin ama Bonn ka sheekeyn Barashada dalkaagaa laga yara bogtaayo Baryo la isku hawlaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted June 23, 2008 ^ Kacaandiid beel. Aduuba qiimo kula leeyahay ka waran . Waryaa anoo 4 jiro baan Af-weyne inaan u heeso diiday. Heestii Guulwadoo-Siyaad schoolka weligay ma qaadin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted June 23, 2008 Dadka Qaarba Meeel Bugtaaa walee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted June 23, 2008 Ala maxaad Nepthiyeeey faantey. Kabo maas ah adigoo sita iyo labo maraykaan ah oo meel lahaynoo amxaar kugu modoobeeyey Markaan moodher kugu soo raree meherad kuu yeelay Military markaan kaa dhigaad micheal noqoteene. Midkale na wuxuu yiri: Qari iyo Jiqood waadigii jaahil ku ahaaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted June 23, 2008 Yaa saas yiri? Yaa waaye dadka Meherada loo yeelay oo jaahilka ahaa? Ma fahmo anigu waxaas iyo hadalada caynkaas ah.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted June 23, 2008 .... ^He just called you 'Qaxooti' iyo 'Laaji' adiguna ma fahmin aad ii leedahay. Bishaaroy ninka ilkaha yar yar kasiib ama iigga leexo May Allah Bless his soul and grant him a jannah. ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 23, 2008 Yam-yam was a great poet. No doubt. Allow u naxariiso. Hadrawi has no parallel in contemporary Somali literature. Allow ayyaama noo daa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 23, 2008 Originally posted by Ducaysane: Ala maxaad Nepthiyeeey faantey. Kabo maas ah adigoo sita iyo labo maraykaan ah oo meel lahaynoo amxaar kugu modoobeeyey Markaan moodher kugu soo raree meherad kuu yeelay Military markaan kaa dhigaad micheal noqoteene. Midkale na wuxuu yiri: Qari iyo Jiqood waadigii jaahil ku ahaaye. Gabayada qabiilka inaga daa dee HABAARANE! or are you exempted? Waagaan waalaa haday tahay digadaan kaa dhigi lahaa. So forgetful! Hadda unbuu YAMYAM inagala hadlayay qabyaalada iyo xumaanteedda! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 23, 2008 ^^Waryaa magacaaga laaxin baa ku jira ee saxo! Quote Share this post Link to post Share on other sites