Che -Guevara Posted April 16, 2021 The full interview will be released on Friday 16/04/2021 (04:00 PM) Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 16, 2021 Let us see what he says Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted April 16, 2021 Wariyahan yari haduu waydiiyo su'aashaan waa nin mustaqbal wariyonimo leh: " Farmaajo waxaa layirri adiga iyo Deni baa si shaqsidaysan wax idinkaga socon la'ayihiin, wadankuma xaalad cakiran buu kujiraa ma u tanaasulaysaa dadka iyo dalka mana iscasilaysaa si wadanka loo badbaadiyo?" Hadii uusan su'aashaas waydiin waa iska inexperienced wariye macno badan aan lahayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 16, 2021 Waxaan sheeko ciyaaleedka ayuu la soo shirtagayaa arka. Deni Uusbuur, the Imaaraadka puppet, is more important than madaxweynaha qaranka miyaa? Qabyaalad qurunkeena qaabdaranaa. 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shurwac Posted April 16, 2021 ^^Caruur na kadaran Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted April 16, 2021 In the end waa iska hadal, will any of these mucaarad especially those in kismaayo and puntland start to back their empty women talk with action, they wish for war in mogadishu but fear the war reaches them, typical munaafiqiin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 16, 2021 3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Waxaan sheeko ciyaaleedka ayuu la soo shirtagayaa arka. Deni Uusbuur, the Imaaraadka puppet, is more important than madaxweynaha qaranka miyaa? Qabyaalad qurunkeena qaabdaranaa. And what is Farmaajo a Qatari Turkish puppet. For your information deni controls more land then the so called cheesemonger Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted April 16, 2021 Caqliga idinkuma tuhmayn laakiin waxaan lahaa: dhagaxuguba marbuu rog rog leeyahay". Deni haduu iscasilo iyo hadii kalaba wax isbadalaya majiro maxaa yeelay madaxwayne Somalia ma aha. Laakiin intaas inaad fahantaan la idinkama fadhiyo oo ciyaal qar iskaxoor Farmaajo taageera caqli laga sugimaayo. Anyway, hada ayaa xoogaa dhagaystay waraysigii: waa cunug yar oo Somaligaba si fiican u kasayn iskaba daa inuu Su'aal fiican waydiiye. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted April 16, 2021 4 hours ago, Che -Guevara said: Mudane madaxweyne mooyee wax kale ma arag..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 16, 2021 1 minute ago, Gediid said: 4 hours ago, Che -Guevara said: Mudane madaxweyne mooyee wax kale ma arag..... Don't shoot the messenger What do you say about things President Farmaajo talked about? How Deni and Madoobe are forreign agents? Mise sheekadaadu nin meel u caddahay meel ka madoow weeye! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted April 16, 2021 I Man 1 Vote Farmajo style..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted April 16, 2021 Usual Shisheeye marinhabaabin masaakiinta la marin habaabinayo. Wax su'aal macquul ah la waydiiyay majirto. Nothinh dadkii uu ku xasuuqay Baydhabo, Nothing madaxdik midaharaadaysay ee xabada lagala daalay, nothing muwaadinkii uu cadawga udhiibay, nothing shirkii Dhuusamareeb ee kasoo cararay. Waa uun macno daro. Somalia waxay khasaartay maalintii ninkaan ay madax kadhigatay. Khasaaro fawqal khasaaro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 16, 2021 39 minutes ago, Gediid said: 5 hours ago, Che -Guevara said: Mudane madaxweyne mooyee wax kale ma arag..... Titles matter dee. He didn't say anything new, but to be fair to him, the truth lies somewhere between what he says and the opposition are alleging Quote Share this post Link to post Share on other sites