Sign in to follow this  
Deeq A.

Muqdisho: Deni Oo Duulay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa goor dhaw ka Amba baxay magaalada Muqdisho.

 

Deni ayaa  muddo magaalada ku sugna isaga oo ka qeyb galayay wadahadaladii Fashilmay ee arrimaha doorashooyinka .

 

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdigiisa ayaa dib ugu noqday magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this