Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Hayada Wanaag farista Oo Bulshada U Diray Fariimo Ku Saabsan Bisha Ramadaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Wanaag farista Oo Bulshada U Diray Fariimo Ku Saabsan Bisha Ramadaan

 rmdn-300x149.jpg

Sheekh Muuse Jaamac Cabdi gudoomiyaha guddida wanaagfarista Somaliland wuxuu dadweynaha u soo jeediyay inay u diyaar garoobaan bisha Ramadaan ee khayr ka leh ee inagu soo foolka leh, waxaanuu u soo jeediyay inay bishaan ku dadaalaan kor u qaadida cibaadda bishaan, oo ah mid bilaha kale ka khayr badan.

Ugu dambayn gudoomiyaha guddi wanaagfaritsa iyo xumaan reebista Sheekh Muuse Jaamac wuxuu bulashada u soo jeediyay inay bisha barakaysan ee Ramadaan ay caawiyaan dadka aan waxba haysan ee danyarta, arrintaas oo ah mid cidii bishaas wax tarta bulshada jilicsan ay ugu jiraan khayr, maadaama diinteenu ay dhiiri gelisay in la is caawiyo, waxaanuu xusay in dadka bishan oo kale ganacsi ka dhigta in ay kariyaan cunto xaaraan ah ay ka waan toobaan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this