Deeq A. Posted April 5, 2021 Ra’iisal wasaare Rooble iyo Xuseen Ceydiid oo ku kulmay m,uqdishu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore ahna Musharrax Xuseen Maxamed Caydiid oo ay ka wada hadleen qabsoomidda doorasho nabdoon oo daah furan iyo ilaalinta dowladnimada,xasilloonida iyo nabadda dalka. Xuseen Ceydiid ayaa mar ka mid ahaa siyaasiyiionta ugu miisaanka cuslaa ee soo mara magaaladda Muqdishu View the full article Share this post Link to post Share on other sites