Sign in to follow this  
Deeq A.

Xuseen Caydiid oo la kulmay RW Rooble

Recommended Posts

Deeq A.   
Ra’iisal wasaare Rooble iyo Xuseen Ceydiid oo ku kulmay m,uqdishu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore ahna Musharrax Xuseen Maxamed Caydiid oo ay ka wada hadleen qabsoomidda doorasho nabdoon oo daah furan iyo ilaalinta dowladnimada,xasilloonida iyo nabadda dalka.
Xuseen Ceydiid ayaa mar ka mid ahaa siyaasiyiionta ugu miisaanka cuslaa ee soo mara magaaladda Muqdishu

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this