Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukumadda Somaliland  oo Laba Malyuun Oo Dollar ka codsatay Ganacsatada Dalka+Waxa lagu qabanayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukumadda Somaliland  oo Laba Malyuun Oo Dollar ka codsatay Ganacsatada Dalka+Waxa lagu qabanayo

 saylaci.jpg
Xukuumadda Somaliland, ayaa ka codsatay Ganacsatada dalka in ay lacag gaadhaysa laba Milyan oo dollar kaga qayb qaadato qorshe ay sheegtay in ay ku doonayso in ay ku soo iibiso tallaalka Cudurka COVID19, oo wakhtigan si weyn ugu faafay Somaliland.
Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), oo ka hadlayey kulan ay la yeesheen Ganacsatada dalka, ayaa sheegay in ay Xukuumadda ahaan qorshahaasi ugu talo galeen, 1 Milayn oo dollar, Ganacsatadana laga doonayo 2 Milayn oo dollar, si bulshada Somaliland u hesho Tallaal.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this