Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 5, 2021 Quote “Habeenkii oo dhan xabbad ayaa nagu socotay, waxaa la rabay in nala dilo kadibna la yiraahdo isku dhac ciidan ayay ku dhinteen, laakiin tabartooda ayaa u diiday mooyee, waxba nooma reeban,” ayuu yiri madaxweyne hore Xasan Sheekh Maxamuud. Beentaan la yaabanahay. The quote is from this news report. The full interview is here: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 5, 2021 Gudhuu boy, maxaad ku cadeenaysaa inuu madexweynuhu been sheegay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted April 6, 2021 Tolow cabsidan intan leegi xagey ka timid.? Qof kastaoo mucaarad ahi waxa uu leeyahay waa nala dilyaa. Maybe the whole issue is when people see the faces of these fearless Gorgor men everyone is in panic. Just want to remind everyone that these are professional army and would not harm their own people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 6, 2021 Beenta, baqdinta, fulaynimada saa'idkaa waxay ula jeedeen inay ku dulmaan farmaajo, laakiin ilaahay yaa run uga dhigay. Dr.Deniga puntland yaa u bilaabay, waa lay sumaynayaa haram-cad yaa jidka iga dafaysa, gaaladu dhinac farmaajo xiga ha'iga maraan. Waxaasoo dhan waxay ula jeedaan inay ku sifeeyaan dictator si ay u dulmaan Aduunkii iyo shacabkii soomaaliduna waa u jeedaan in farmaajo uu miskiin ama daacad ilaahay yahay, oo hadaad gacanta afka u geliso lagana yaabi inuu kaa qaniino. Miskaanbaa misko la fuulo leh bay soomaalidu ku maah-maahdaa. Ciidanka ay ka baqayaan waa kan ay ku faanayeen si ay qabiilka u difaacaan, waa wiilashii beeshooda.... thuma walaahi markay ku dhaaranayeen ma kumaandoos qabiilku leeyahay bay meel ku ogaayeen? Qofka hadaad ku dhahdo war qofyahow waan ku dulmay ee iga raali ahaw khaanad kasta oo qalbigiisa ku jirta waad furtay. Hadiise dulmi, been, iyo hagardaamo, aad dan shakhsi ah ku doonto waad ku qiimo beelaysaa sida nimankan ka muuqata. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted April 6, 2021 Waa kicin shacab. Trying to appeal to the dark side of Somali psyche, qabyaalad. Laakiin he is only digging himself deep into a political chasm. They (opposition groupings) are all, almost all of them, have a taken a page from a very nasty, cynical political play book. It's as though they're all advised by the same pundits. No political evolution. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 6, 2021 It is not going to work HELL with Hassan Shiekh and co. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 6, 2021 1 hour ago, Dhagax-Tuur said: Waa kicin shacab. Trying to appeal to the dark side of Somali psyche, qabyaalad. Laakiin he is only digging himself deep into a political chasm. They (opposition groupings) are all, almost all of them, have a taken a page from a very nasty, cynical political play book. It's as though they're all advised by the same pundits. No political evolution. Kuligooda hal waraaq shisheeye - Imaaraadka iyo Kiikuuyada - u soo dhiibeen ayee aqrinaayaan. Waraaqda waxaa qoray the paid mercenaries from Sahal and Rashiid Cabdi. It is obvious loo wada jeedo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 6, 2021 10 hours ago, galbeedi said: Tolow cabsidan intan leegi xagey ka timid.? Qof kastaoo mucaarad ahi waxa uu leeyahay waa nala dilyaa. Maybe the whole issue is when people see the faces of these fearless Gorgor men everyone is in panic. Just want to remind everyone that these are professional army and would not harm their own people. Waa iska been cad oo dadka lagu kiciyo la rabo. But dadka Muqdisho degan, noocee rabaan ha ahaadaanee, do not want meeshii iyo dhibkii xumaa loo noqdo. They have seen with their own eyes the progress that was made in the last 10 years. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 6, 2021 6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Waa iska been cad oo dadka lagu kiciyo la rabo. But dadka Muqdisho degan, noocee rabaan ha ahaadaanee, do not want meeshii iyo dhibkii xumaa loo noqdo. They have seen with their own eyes the progress that was made in the last 10 years. Waryaa gudhuu boy, haka leexan su’aasha oo si toos ah u abaar! Maxaa cadeyn ah baad u heysaa inuu Xasan Sheikh been ku hadley? Quote Share this post Link to post Share on other sites