Sign in to follow this  
Deeq A.

“Ceel Ninka Guntii Galay Ee Aan Ka Soo Waramin, Kugu Dun Ayaa La Yidhaahda…” Siyaasi Muniir Axmed Cigaal Oo Ka Warramay Hoggaaminta Guddoomiye Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Siyaasiga Muniir Axmed Cigaal ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay xaflad hadhimo sharafeed ah oo uu guddoomiyaha xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro uu u qabtay xubnihii golaha dhexe ee u doortay Murrashaxa Madaxweynaha ee doorashada Madaxtooyadda ee qabsoomaysa sannadka 2022-ka.

Siyaasi Muniir ayaa ku dheeraaday hoggaaminta guddoomiye Cirro iyo sifooyinka uu gaarka u leeyahay ee ku bartay.

Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this